Action Movies

Animation Movies



Somali-short-film Movies

Hindi Movies


Inkastoo shirkadda Qatar aysan si toos ah u sheegin sida ay wax u dhaceen, haddana waxay raasonewstv-da u xaqiijiyeen in wixii hawada ka dhacay maalintaas ay maamulayeen shaqaalaheeda, kuwaasoo ka shaqeynayay badqabka rakaabka.

Haddaba si ay raasonewstv-du faah faahin dheeraad ah uga hesho sida ay wax u dhaceen, waxaan la xiriirnay diyaaradda Qatar Airways.


Afhayeenka shirkadda ayaa noo sheegay in hawshan iyo sida ay u dhacday ay la wadaageen 'mas'uuliyiinta ay khusayso'.


Dhinaca kale, shirkaddu waxay ku faantay in hawshan ay si wanaagsan u maamuleen duuliyayaasheeda caalamiga ah ee ka shaqeeya, kuwaasoo ay sheegtay inay u tababaran yihiin dhacdooyinka lama filaanka ah ee ka dhaca hawada sare.


“Qatar Airways waxa ay si weyn u maalgalisay nidaam casri ah oo hubinaya in duuliyayaasheenna aadka u tababaran ay si nabad ah ugu shaqeeyaan diyaaradaheena iyaga oo si nabad ah uga dhex maraya hawada isku dhafan ee caalamka”ayuu yidhi afhayeen u hadlay Qatar Airways oo la hadlay raasonewstv. .


"Nidaamyadani waxay siinayaan shaqaalaheenna awood dhinacyo badan leh si ay u xasiliyaan taraafikada hawada oo ay uga ilaaliyaan kala-soocid badbaado leh," ayuu afhayeenku hadalkiisa ku daray.


“Arrintan waanu u gudbinay hay’adaha ay khusayso, waxaana si shakhsi ah u maareeyay shaqaalaheenna, iyadoo la raacayo nidaamka Qatar Airways.


Inkastoo shirkadda Qatar aysan si toos ah u sheegin sida ay wax u dhaceen, haddana waxay raasonewstv-da u xaqiijiyeen in wixii hawada ka dhacay maalintaas ay maamulayeen shaqaalaheeda, kuwaasoo ka shaqeynayay badqabka rakaabka.


Telefeshinka Aljazeera oo soo xiganayay warbaahinta dalka Qatar ayaa sheegay in diyaarada Boeing 787 ee Qatar Airways iyo Ethiopian Airlines Airbus A350 ay ku dhawaadeen in ay isku dhacaan sabtidii xili ay dul mareysay hawada Soomaaliya, taasoo uu ku tilmaamay mid walaac amni ka abuuraysa gobolka. .


Labadan diyaaradood ayaa waxa ay marayeen inta u dhaxaysa garoonka ugu weyn Uganda ee Entebbe iyo garoonka caalamiga ah ee Dubai.

 Maleeshiyada SNM ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday dad reer guuraa ah oo ku nool xadka ay wadaagaan degmada Khadhadaanka iyo deegaanka Coodinle


Maleeshiyada weerarka soo qaaday ayaa ka soo kicitimay deegaanka Coodinle, waxayna dhaawaceen saddex ruux oo rayid ah oo mid ka mid ah ay tahay hooyo.

Maleeshiyada Habar Jeclo ayaa dagaal fool-ka-fool ah la galay ciidamada SSC-Khaatumo, waxaana taa badalkeeda ay naftoodii u hureen weerar gaadmo iyo dhagax-tuur ah oo lagu dhibaataynayo shacabka SSC.


Soomaaliya ayaa sheegtay iney isticmaaleyso qalab cusub, oo diyaaradaha  hawada Somaliland, waanu joojinay tii 

Hawada Soomaaliya ayaa soo wajahday mid ka mid ah xiisadaha ugu adag, kaas oo la xiriira maamulka hawada iyo cidda xiriirka la leh diyaaradaha isticmaala.

Arrintan ayaa keentay in shirkadaha caalamiga ah ay la kulmaan warbixinno duulimaad oo aan rasmi ahayn oo ay heleen, sida ay qireen Muqdisho iyo Hargeysa, taasoo kordhisay khatarta badqabka hawada Soomaaliya.

Hay’adda Duulista Hawada Somaliya, ayaa sheegtay in isbedel lagu sameeyay habkii ay ku wada xidhiidhi jireen diyaaradaha isaga kala goosha Somaliland, taasina ay sabab u tahay ammaanka hawada.

Sagaal qoys oo akhyaar ah ayaa u dagaallamaya gacan ku haynta dhulka Westeros, halka cadow hore uu soo noqday ka dib markii uu hurday kun sano.
Game of thrones S01E0





Game of thrones S02E0





Game of thrones S03E0





Game of thrones S04E0

Game of thrones S05E0

 


Garoonka Kubadda Cagta Muqdisho Stadium waxaa la dhisay 1976-kii ilaa 1977-kii, waxaana loogu talagalay in lagu ciyaaro 60,000 oo taageerayaal ah iyo 300 oo VIP- ah oo hal mar daawado ciyaaraha. Dhismaha garoonkan ayaa waxa uu socday muddo 47 sano ah. ay saameeyeen dagaalladii sokeeye iyo dayacaadda dhacay intii u dhaxaysay 1991 iyo 2020,

Galabta ayaa waxaa dhexmari doona xulalka Galmudug iyo Hirshabeelle ciyaar Final ah.

Waa ciyaar adag oo xiiso leh.

Saadaal ciyaarta.