Type Here to Get Search Results !

Soomaaliya ayaa sheegtay iney isticmaaleyso qalab cusub oo loo isticmalay hawada

 Maleeshiyada SNM ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday dad reer guuraa ah oo ku nool xadka ay wadaagaan degmada Khadhadaanka iyo deegaanka Coodinle


Maleeshiyada weerarka soo qaaday ayaa ka soo kicitimay deegaanka Coodinle, waxayna dhaawaceen saddex ruux oo rayid ah oo mid ka mid ah ay tahay hooyo.

Maleeshiyada Habar Jeclo ayaa dagaal fool-ka-fool ah la galay ciidamada SSC-Khaatumo, waxaana taa badalkeeda ay naftoodii u hureen weerar gaadmo iyo dhagax-tuur ah oo lagu dhibaataynayo shacabka SSC.


Soomaaliya ayaa sheegtay iney isticmaaleyso qalab cusub, oo diyaaradaha  hawada Somaliland, waanu joojinay tii 

Hawada Soomaaliya ayaa soo wajahday mid ka mid ah xiisadaha ugu adag, kaas oo la xiriira maamulka hawada iyo cidda xiriirka la leh diyaaradaha isticmaala.

Arrintan ayaa keentay in shirkadaha caalamiga ah ay la kulmaan warbixinno duulimaad oo aan rasmi ahayn oo ay heleen, sida ay qireen Muqdisho iyo Hargeysa, taasoo kordhisay khatarta badqabka hawada Soomaaliya.

Hay’adda Duulista Hawada Somaliya, ayaa sheegtay in isbedel lagu sameeyay habkii ay ku wada xidhiidhi jireen diyaaradaha isaga kala goosha Somaliland, taasina ay sabab u tahay ammaanka hawada.

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.