qaybtan 17 haboon waxaa soo sheegtay qoys oo yiri haboon anaga ayaa dhalnay waxaan naloo dhihi jiray haboon waxayna tilmaameen sifadii adeerkeed usheegay haboon iyo xafadii laga helay bay tilmaameen waxaa la isa soo garab istaajiyay haboon iyo saxbteed waxaan ladhahay labadan hablood teebaad dhasheen oo haboonta idinka maqan ah waxayna tilmameen haboon. haboon waxay u faraxday iney heshay walidkeed. hooyadeed iyo abaheed .
lakiin waxay kusoo qancisay walidkeeda ay hesh iney lakulmaan walidkii soo korsaday waxyna dhaheen walidkii anaga ayaa u ismaneyna . nalasoo hadal markaad utagto
markey soo kala tageen haboo iyo walidkeed ay heshay .haboon iyo saxiibteed ay gariga soo fuleen saxibteed baa waxay tiri anigu waan ka shakiya qoyska kusoo sheegta madhic kartaa iney qoyskiin ahay bal haboon aynu hubsano sxb .
asxbtayda sharafta leh sida aad ula socotaan page keen fadlan follower dhah mahadsanid
asxbta ku xiran page keena waxaan idinka sugayaa
comments dhiiri galin ah hadaad ka hesheen musalsal kan ay kuu matalayaan dhalinyaro somali ah ku waas
oo waqti galiyay si ay usoo saari la hayeen fanfilmis
ayna ula tar tami lahayeen hoolywoodka iyo kuwa kale ee caalamka
sidaad ula socoto fadlan kuxiro emailkaaga halka subscribe ka gali waxaad heli doontaa wax kasta oon soo galino website keena
(Coming soon Qaybta 17)
0 Comments::