Type Here to Get Search Results !

haboon musalasal somali 2023 Qaybtii 18

asc axbtayda  qabyta 18 waxa shil gaari galay oaday ducaale oo soo korsaday haboon. haboon markey kasoo laabatya reerkeed ay is heleen haboon waxay lahadashay oday ducaale waxayna kula kumeysan maqaxida wiilkiisu ka shaqeeyo intuu usoo socday haboon darawalkii ayaa ujeestay oday ducaale.

oday ducaale ayaa kuyir hortaada eeg nin yahaow shil ha ina galin ee  hadal kaas markuu ku dhahay darawlku ma uusan cantarooli kaninba gariga halkaas ayuu shilku galay wuuna ku geryooday ilahay ha unaxariisto tan aduun iyo tan aakhiro ba asxbey usoo duceeyay


ninkii soo doonay ismahaan wuu suginlayahay inata geerida ka dhamaneyso

waxuu kujiraa goorma ayaay tacsida dhamaneysaa wixii noolbaa dhaqan ubaahane


asxbtayda sharafta leh sida aad ula socotaan page keen fadlan follower dhah mahadsanid





asxbta ku xiran page keena waxaan idinka sugayaa 

comments dhiiri galin ah hadaad ka hesheen musalsal kan ay kuu matalayaan dhalinyaro somali ah ku waas

oo waqti galiyay si ay usoo saari la hayeen fanfilmis

ayna ula tar tami lahayeen hoolywoodka iyo kuwa kale ee caalamka

sidaad ula socoto fadlan kuxiro emailkaaga halka subscribe ka gali waxaad heli doontaa wax kasta oon soo galino website keena 


(Coming soon Qaybta 19)


Tags

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.