subeer oo callaacalay rabo saxbkii inuu utacsiyeeyo kuna dhicila inuu aktiisa tago.
khiyaanadii uu ugeystay saaxiibkii rabana inuu karaali galiyo sxbkii wuxuu rabay inuu usoo maro jamaal walaashii iyadan way ka diiday sabatoo ah nin saxbkii khiyaanay yaa aaminaya
ninkii soo doonay ismahaan wuu suginlayahay inata geerida ka dhamaneyso
waxuu kujiraa goorma ayaay tacsida dhamaneysaa wixii noolbaa dhaqan ubaahane
asxbtayda sharafta leh sida aad ula socotaan page keen fadlan follower dhah mahadsanid
asxbta ku xiran page keena waxaan idinka sugayaa
comments dhiiri galin ah hadaad ka hesheen musalsal kan ay kuu matalayaan dhalinyaro somali ah ku waas
oo waqti galiyay si ay usoo saari la hayeen fanfilmis
ayna ula tar tami lahayeen hoolywoodka iyo kuwa kale ee caalamka
sidaad ula socoto fadlan kuxiro emailkaaga halka subscribe ka gali waxaad heli doontaa wax kasta oon soo galino website keena
(Coming soon Qaybta 21)
0 Comments::